Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhiga ka jaray Masjidka weyn ee 𝐍𝐔𝐔𝐑𝐀𝐋 𝐇𝐔𝐃𝐀𝐀 (𝐌𝐚𝐬𝐣𝐢𝐝 𝐑𝐮𝐬𝐡𝐞𝐞𝐲𝐞 )

Madaxweynuhu waxa uu u mahad naqay cid kasta oo gacan ka geysatay (xoolo, xoog iyo xikmadba) dhismaha iyo dhammaystirka Masaajidka Nuural Hudaa.

Ugu dambayntii Madaxweynuhu waxa uu sheegay in Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay ay mudnaan gaar ah siinayso quwaynta Diinteenna Suuban, Nabad ku wada noolaanshaha bulshada JSL iyo wadajirka ummadda.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker