Daawo :- Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump Ayaa Diiday In Laga Baadho Corona-Virus Xili Uu La Kulmay Qof Looga Shakiyey
Hargeysa(OWN)Madaxweynaha Mareykanka Donald ayaa diiday in laga baaro Caabuqa Corona ama la karantiilo, isagoo sheegay inuu caafimaadkiisu dhammeystiran yahay, kaddib markii uu si lama filaan ah ula kulmay qof aan laga warqabin inuu qabay Caabuqa Corona.
Halkan Hoose Ka Daawo
https://youtu.be/3YboP2Nr4ZY