Xisbiga Kulmiye oo Ka Horyimid Qaabka Loo Maray Xilka Qaadida Maayirada Gabiley iyo Borama
*Tallaabooyinka xilalka lagaga qaaday maayarradii Degmooyin Boorama iyo Gabiley waxay baal-marsanyihiin dastuurka iyo Xeerarka dalka Jamhuuriyadda Somaliland u yaal.
* Xukuumadda Waddani muddadii ay xilka haysay waxay ku kacday dhacdooyin khilaafaad iyo maamul xumo u horseeday dawladihii hoose ee waddanka.
* Xukuumaddu ha ka waantowdo fowdada iyo gefafka sharci ee ay sida joogtada ah ugu kacayso.