Masuul Itoobiyaan ah oo lagu Dilay Laascanood

Faarax Caydiid Jaamac oo ahaa Sarkaal sare oo dhinaca amniga ah oo ka tirsanaa qunsuliyadda Dawladda Itoobiya ku leedahay Magaalada Garoowe, ayaa lagu dilay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

Sarkaalkan Itoobiyaanka ah ayaa la sheegay in lagala baxay gurugiisa, iyada oo dil iyo jidh dil la isugu daray, ka dibna Maydkiisa lagu tuuray Dooxada Goojacadde ee duleedka Laascaanood.
Lama oga illaa hadda sababta keentay dilka Sarkaalkan lagu magacaabi jiray Faarax Caydiid.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker