Komishanka Doorashooyinka JSL Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Hordhaca Ah Ee Qaar Ka Mida Degmooyinka Dalka
Degmooyinka ay komuishanku dhawaaqeen tirade ay saddexda xisbi ka kala heleen kuraasta goleyaasha deggaanka waxa ka mida:-
degmada Saylac
KULMIYE 4
WADANI 4
UCID 3
Degmada Lughaya natiijada hordhaca ahi waxay sheegaysaa
KULMIYE 5
WADDANI 2
UCID 2
Degmada Garadag.
KULMIYE 4
WADDANI 3
UCID 2
Degmada Sallaxley
KULMIYE 4
UCID 3
WADDANI 2
Degmada Xudun
KULMIYE 7
WADDANI 2
UCID 0
Degmada Taleex
KUMIYE 6
WADDANI 3
UCID 0
Komishanka doorashooyinka qarankuw waxay sheegeen in natiijooyinkaas ay ku dhawaaqeen tirade xisbiyadu ka kala heleen kuraastii lagu tartamay waxay sheegeen in ay tahay mid hor dhac ah oo aan rasmi ahayn.