Dhegayso: Dagaal Ba,an oo ka dhexqarxay Wadamada Shiinaha iyo Hindia

Xiisad aad u kacsan ayaa ka jirta xadka u dhaxeeya dalalka China iyo India, kaddib marki ay ciidamada ilaalada xadka labada dhinac uu dagaal culus dhexmaray.

 

India waxay sheegtay in dagaalkaasi ay uga dhibteen ugu yaraan 20 askari, halka dowladda China aysa wali xaqiiin wax khasaara ah oo ciidankiisa soo gaadhay.

 

 

India iyo China ayaa toddobaadyadii tegay waxa ay ka dhex Taagnaa is-mariwaa ka taagan Dooxda Galwan ee galbeedka Himilayas, ayada midba midka kale uu ku eedeynayey inuu dhulkiisa kusoo xadgudbay.

 

 

India iyo China ayaa si kooban xuduudda ugu dagaalay 1962-kii, mana Awoodin wixii markaas ka dambeeyey inay xalliyaan murankooda, inkasta oo ay wada-hadallo socdeen tobaneeyo sano.

 

 

Haddaba arrintan ayaa ayay Warbaahintu Waxka Waydiisay Cabdinur Maxamed Cabdalla oo ka faallooda arrimaha Amniga Caalamka, kuna sugan dalka UK.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker