Daawo :- Somaliland Ayaa Shaacisay Kiisas Cusub Caabuqa Corona-virus Ah.
Hargeysa(OWN)Xukuumadda Somaliland Ayaa Hadda Shaacisay In 3 qof Oo Kale Laga Helay Xanuunka Corona Virus Kuwaas Oo ku Kala Sugan Hargeysa Iyo Borama.
Tirada Guud Ayaa Wakhtigan Maraysa Somaliland 5 Qof
Halkan Hoose Ka Daawo
https://youtu.be/Xbd1ONQDcb0