Djibouti: Qofkii Labaad Oo U Geeriyooday Caabuqa Coronavirus

Dalka Djibouti qofkii labaad ayaa cudurka Coronavirus u geeriyooday maanta. waxana ay masuuliyiintu sheegtay in maanta 277 qof laga baadhay covid-19, baadhitaankaasna lagu ogaaday in 37 qof oo ka mid ah ay qabaan caabuqa corona.

 

4017 qof ayaa dalka Djibouti laga baadhay caabuqan covid-19 kuwaas oo tirada guud ee dadka corona laga helay ay dhan tahay 187 qof, sidoo kale 36 ruux ayaa ka bogsaday, halka ay 2 qof oo ka mid ah u geeriyoodeen caabuqan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker