Daawo :- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Oo Beeniyey Warka Ka Soo Baxay Wasaarada Maaliyada Somaliya
Kismaayno(OWN) Madaxweynaha maamul goboleedka jubbaland axmed madoobe ayaa ka jhawaabay hadal hore uga soo yeedhay wasiirka maaliyada somaliya bayle kaasi oo ahaa in ay maamul goboledyada somaliya lunsadeen lacagaha uga yimaada dawllada dhexe. madaxweyne axmed madoobe waxa uu sheegay in aanay waxba ka jirin warka ka soo baxay wasiirka maaliyada,
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka
https://youtu.be/wSYEiTZnkUE