Daawo: Falan-qaynta Ciyaarihii ugu Dambeeyay iyo ,Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp oo ka hadlay guul-darradii ugu horreysay
Reds oo Usbuucii hore Barbarraysay Rikoodhkii guulaha xidhiidhka ahaa ee ugu dheeraa Premier League oo ahaa 18 Ciyaarood oo wada guulo ah oo ay hore u dhigtay Manchester City, ayaa Safarkii ay ugu tagtay Watford ay kula soo laabtay khasaare lama filaan ah,
maadaama ay kooxo waaweyn qaarkoodna soo karbaashaysay kuwo kalena barbarraynaysay tan iyo bishii January, 2019 oo laga joogo sannad iyo bil.
FALANQAYNTA CIYAARAH OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO: