Daawo:- Xarunta Dhaqanka Ee Hargaysa Oo Iska Difaacaday Eedaymo Losoo Jeediyey Sheegayna In Aanu Ka Mid Ahayn Madaxii Goob-joogayasha Ee Doorashadii Somaliland.
Hargaysa:- (OWN) Jaamac Muuse Jaamac Oo Ah Gudoomiyaha Xarunta Dhaqanka Ee Hargaysa Ayaa Sheegay In Gudoomiyihii Goob-joogayaasha Doorashadii Ka Dhacday Somaliland Aanu ka mid ahayn Maamulka Xarunta Xubinna Ka Ahayn Hasayayeeshee Kaliya Uu Ka Mid Ahaa Ergadii Labada Boqol Ee Qof Ee Lagusooย Casuumay Bandhigga Buugaagta Ee Hargaysa, Waxa Uu Intaasi Ku Daray In Hadalkii In Hadalkii Uu Ka Sheegay Ambasaddor Aanu Wax Xidhiidha La Lahayn Xarunta Dhaqanka Iyo Bandhigga Buugaagta Ee Hargaysa Isla Markaana Aanu Xarunta Dhexdeeda Hadalkan Ka Odhan Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan