Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa casho sharaf ku maamusay Hoggaamiyeyaasha Qaarada Afrik

Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa casho sharaf ku maamusay Hoggaamiyeyaasha Qaarada Afrika ee ka qayb galay shirka 37-aad ee Midowga Afrika.

Casho sharaftan waxa si weyn uga dhex muuqday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, oo uu Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh sheegay in loola dhaqmay, si anshaxa Dublamaasiyadda ka baxsan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker