Guddomiyihii Hore ee Gobolka Hawd oo Geeriyooday.

Allaah haw naxariistee waxa saaka geeriyooday Badhasaabkii hore ee Gobolka Hawd Axmed Cigge Yare oo in dhaweyd u jiifay xanuun asiibay.

Waxa uu hawlo caafimaad ugu maqnaa dalka India.

Marxuumku waxa uu ahaa qof degan, cibaado badan isla markaana ka shaqayn jiray wanaaga bulshada dhexdeeda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker