Madaxweynha Somaliya oo London uga qayb galaya shir caalami ah

Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxaa gordhow ka furmaya shir caalami ah oo ay ka qayb galayaan madax badan oo dunida ka socota, loogana hadlayo cunna-yarida dunida iyo dhibaatooyina sababa.

Shirka madaxda ka qayb galeysa waxaa ka mid ah madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo isaga iyo wedigiisu ay xalay gaareen London.

Shirkan ayaa imaanaya xilli dunida ay ka ooganyihiin xasardo iyo xiisado saameyn ku yeeshay cuntada adduunka iyo guudahaan nolosha bulshada caalamka.

Sida lagu sheegay bogga Facebook ee madaxtooyada Soomaaliya madaxweyne Xasan waxaa uu madaxda Uk kala hadli doonaa arrimo ku saabsan dagaalka dowladdiisu kula jirto al-Shabaab iyo cunnaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker