Dhegayso:Dowladda Soomaaliya oo maanta Guddoontay, Deeq isugu jirtay Dawo iyo Qalab Caafimaad oo ay Ugu Deeqday Dawlada Turkigu
Dhegayso:Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Guddoontay, Deeq isugu jirtay Dawo iyo qalab Caafimaad oo ay maanta magaalada Muqdisho soo Gaadhsiisay dowladda Turkigu.
Hadaba Waxaa Deeqdaas ka Mahadcelisay Wasiirada Caafimaadka ee Dawlada Federaalka Somalia DRS Foosiya Abuukar Nuur
Hadalka Wasiirada oo dhamaystiran Halkan Hoose ka Dhegayso: