Madaxweynaha Soomaaliya ‘Waa in laga shaqeeyaa xalka labo-wadan sidii loo gaari lahaa sida ugu dhaqsiyaha badan’
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka hadlay fursadaha iskaashiga iyo mowqifka Soomaaliya ee ku aaddan garab-istaagga Falastiin iyo joojinta duqeymaha ka socoda Qasa.
โWaxaan ku baaqeynaa in si degdeg ah xaban joojin loo sameeyo, iyo imaatinka gargaar bini’aadanimo si loo caawiyo kuwo nugul. Waxaan sidoo kale xaqiijineynaa muhiimadda ay leedahay in laga shaqeeyo xalka labo-wadan sidii loo gaari lahaa sida ugu dhaqsiyaha badanโ ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya