Golaha Guurtida oo Guddiyo u kala Diray Ciidanka Qaranka iyo Ceelafweyn
Guddoomiyaha golaha guurtida JSL, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in laba guddi ay u kala dirayaan Ciidanka Qaranka iyo Ceel Afweyn.
Beelaha dirirtu ku dhexmartay degmada Ceel Afweyn waxa uu ugu baaqay inay nabadgelyo qaatay, waxaanu soojeediyay in xabadjoojin bila shuruuda hadda lagu dhawaaqo.