Daawo:Taariikhdii Mujaahid Xasan Guure Jaamac Oo Ku Geeriyoday Magaalada Hargeisa
Daawo:Taariikhdii Mujaahid Xasan Guure Jaamac Oo Ku Geeriyoday Magaalada Hargeisa, Taariikhdaas Mujaahid Xasan Guure Jaamac oo u Badnayd dhanka Milatariga , ayuu Marxuumku inta badan ka Tirsanaa Ururkii SNM Ee Somailand Xoreeyay, Wakhti Xaadirkanna waxaa uu Gudoomiye u ahaa Madasha Wada tashiga Qaranka oo ah Madal ay ku Bohoobeen Siyaasiyiin Ruug cadaa ah Reer Somaliland ah