Hadaad Doorashada Wakhtigeeda ku qaban Waydo, Dadku way kaa Tashan doonaan,, Ex_Madaxwayne Xasan Sh Maxamuud .
Hadaad Doorashada Wakhtigeeda ku qaban Waydo, dadku wuu kaa Tasha,, Ex_Madaxwayne Xasan Sh Maxamuud .
Madaxwaynihii hore Ee Dawlada Federaalka ah ee Somalia ayaa Hadal HanJabaad u Muuqday u Diray Madaxwayne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo