Madaxtooyada Puntland oo War Saxaafadeed Kasoo Saartay Dil Dhawaan Ka Dhacay Magaalada Laas-caanood + Kuna Eedaysay Somaliland.

Garoowe-(OWN)-Maamul Goboleedka Puntlan Ayaa Si Kulul Uga Hadlay Laba Arday oo Lagu Dilay Magaalada Laas-caanood Iyo Kuwa kale oo la dhaawacay War Saxaafadeed lagasoo saaray Madaxtooyada Puntlan ayaa lagu sheegay in maalin walba tacaddi lagu hayo shacabka Magaalada Laas-caanood, isla markaana dilka arday lagu dilay Magaalada  ay ka danbaysay Somaliland, Dawladda Fadaraalka ah ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayay ugu baaqday in ay ka hadlaan tacadiyada xooga leh ee ay Somaliland ku hayso shacabka Gobolka Sool Sida lagu sheegay War Saxaafadeedka Kasoo Baxay Aqalka Madaxtooyada Puntlan,.

Image may contain: text

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker