Dhegayso: RW Somalia oo sheegay inay Somaliland Qayb ka Tahay Mashruuc lagu Maal-gelinayo Hal-abuurka Dhallinyarada Somalia oo ka Furmay Muqdisho
Munaasabad lagu soo Bandhigay Mashruuc lagu maalgelinayo Hal-abuurka dhalinyarada ayaa maanta laga Daahfuray magaalada Muqdisho.
Mashruucan waxaa gacan ka Gaysanaya Dowladda Mareykanka iyo qaar ka mid ah Bankiyada dalka ka jira.
Maal-gelinta mashruucan waxaa Wejigiisa koowaad ka qeyb-galaya in ka badan 340 dhallinyaro ah waxaana ku Baxaya 1,600,000 $ oo doollar.
HADABA WARBIXINTAAS OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO.