Xisbiga Waddani Oo Soo Bandhigey Miisaaniyadda Ku Baxda Madaxtooyada Somaliland

Guddoomiyaha Garabka dhallinyarada ee xisbiga WADDANI Mr.Dhamme oo qoraal kooban soo dhigey bartiisa Facebook-ga ayaa kaga hadley lacagta miisaaniyadda ku baxda madaxtooyada.

 

Qoraalka Guddoomiyaha Garabka dhallinyarada ee xisbiga WADDANI Mr.Dhamme ayaa u dhignaa sidatan:—-

 

 

Madaxtooyada Somaliland oo ka kooban xafiiska madaxtooyada, xafiiska madaxweyne xigeenka, ciidanka ilaalada madaxtooyada waxay ka miisaaniyad badantahay labada waaxood ee Sharcidejinta iyo Garsoorka ama 20 haayadood oo ka tirsan waaxda fulinta.

 

Qorshahani wuxuu ku tusayaa sida aynaan diyaar ugu ahayn horumar ummaddeed.

Jaantuskan waxaan kasoo xigtay Aqoonyahan Abdikani Egeh oo gorfeyn weyn ku sameeyay miisaanayidda 2019.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker