Xisbiga UCID oo La Kulamay Wafti Maraykan ah

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan Xoghayaha guud ee xisbiga Maxamed Xuseeen iyo Af-hayeenka xisbiga Maxamed Bilaal, ayaa maanta magaalada Hargaysa kulan kula qaatay, wafti uu Hogaaminayo sii-hayaha Safaarada Maraykanka Mudane Shane Dixon iyo Xoghayaha koobaad ee Safaarada Maraykanka u Qaabilsan Siyaaasada iyo Dhaqaalaha Md.Geoffrey Parker.

Kulankan ayaa lagaga wada hadlay xaaladda guud ee dalka, arrimaha siyaasadda, Doorashooyinka iyo xidhiidhka labada Dal.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker