Faahfaahin ka soo baxaysa Falastiiniyiin saaka lagu dilay daanta galbeed

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Falastiiniyiin lagu dilay magaalada Tulkarm ee ku taalla daanta galbeed ee la haysto.

Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradaha Israa’iil gaysteen subaxdii hore ee saaka sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee Falastiin ee Wafa.

Dhanka kale shan qof oo kale ayaa lagu dilay howgal milatari oo ciidamada Israa’iil ka sameeyeen dhinacyada magaalada .

Wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganeysa dhaqaatiirta isbitaal gudaha ah oo dadkaan la geeyay ayaa hadaalkaan baahisay.Shanta nine ee la dilay ayaa la sheegay in da’doodu u dhaxaysay 21 ilaa 29 ji

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker