wasaarad ka soo horjeeda aqoonsig s/laan
2 / 1 / 2019
Wasaarad ka soo horjeeda aqoonsiga
S/LAAN.
Keene iyo kordhiye
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib WASAARADAN diinta iyo awqaafta
Sidan ay ushaqayso bal iiga warran anigu umaan qushuucin.
Kordhiye . saaxiib waa sdaa aad usheegtaye wasaaraddan
Aan la bedelin shaqaalaheeda waxa aad moodaa in meel kale
Oo innaga saraysa laga maamulo haddii ay sidan ku sii socotana
Waxa dhici doonta ayadoo aqoonsi daayoo laynagu daro
Qolooyinka argagixisada
Waxaad arki doontaa dhalinta oo wada tahriibta
Waxaad arki doontaa fanaaniinta oo dalalka jaarka uguura
Waxaad arki doontaa ayadoo aynu go,doon noqono
Saaxiib waad arkaysay fanaaniintii weligiidba fagaaraa ka heesi jiray
Markii loo diiday taas in gurigoodii lagaga daba tegay.
Haddii ay leeyiin waa xaaraan waxa jirta xaaraan tii ugu xumayd
In iyaga lagu tuhunsan yahay oo ah cunidda xoolo agoomeed
Iyo mid barakaca yaalba .
Waxaan inooga baqayaa in layna yidhaa waa shabaab
Haddii aan wax laga qaban.
Dalkii bandoobaa saran noocya badana
ALL ) haynoo sahlo halkii ugu xumayd ayaynu maraynaa .
Guuleed ย liibaanย ย ย snm 1710@livecom