Talo ku socota Taliska Guud Booliiska

ku; Taliyaha Ciidanka Booliiska JSL  General Maxamed Saqadhi
 
ujeedo Cabasho Taliyaha Qaybta Bariga Hargeisa
 
Taliye marka hore salaan qiimo Badan  salaan ka bacdi shacabka jamhuuriyada bari ilaa galbeed way kamahadsheeganayan si dacadnimda ah ee aad qaranka ugu shaqaynaso, taliye waxaan ka codsaneynaa inaad wax-ka qabato taliyaha q.bariga oo ku dhex-milmay arrimaha dhulka ama beeraha ilaa bariga hargeisa waxyaabaha ugu badan ee dadku isku haystaan waxaa kow ka ah dhulka madama  ay jirto dawlada hoose iyo gudiga khilaafadka dhulka waxaan ka codsanayaa inaad taliyaha sida badheedhka ah u doonaya in dhulka oo qolada kula gorgortamaya baloog isiiya aad wax ka qabato waxaan ka rajeynayaa taliye inaad arrinka gudi soo badha u saarto oo aad wax-ka qabato.
 
mr Gudaad Hassan Abdi
hargeisa
guhaadllb@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker