Somaliya Oo Sideed Iyo Toban Kun Oo Xoolaha ah U Dhoofisay Dalka Cumaan.

In ka badan siddeed iyo toban kun oo ido ah oo laga dhoofiyay Soomaaliya ayaa la geeyay magaalada Dekadda leh ee Salalah maalintii Arbacada si loo kordhiyo helitaanka cunnada.

 

 

War qoraal ah oo ay soo saartay Wasaaradda Beeraha iyo Kalluumeysiga dalka Oman ayaa lagu sheegay in 18,610 adhi Soomaali ah la keenay si loo hubiyo in badeecadaha cunnada gudaha ah iyo kuwa dibadda ay sii socdaan iyada oo aan la carqaladeyn cudurka Covid19 awgiis.

 

 

Bayaanka ayaa lagu yidhii “Howlaha karantiil ee xoolaha ayaa la dhameystirayaa waxaana la baadhayaa idaha si loo hubiyo amaankooda caafimaad iyo in ay ka xor yihiin cudurada ka hor inta aan la siideyn.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker