Xildhibaan Guruuje ” kaftanka maanta. Gaboose iyo Xirsi mid baa xeer baa qabanaya “

” kaftanka maanta. Gaboose iyo Xirsi mid baa xeer baa qabanaya ”

Dr Gaboose maalmihii uu ururka furtay waraysi uu bixiyay wuxuu ku sheegey in aanu xisbigga wadani gelin, dhisin, una olalaynin , halkaana waxaa ka cad in aanu doorashadii madaxwayne ee 2017 cirro aanu dhisin.

Dhinaca kale doorashdii madaxwayne ee 2003 Dr wuxuu dhisey Riyaale doorashadii 2010 siilaanyo labadaas jeer oo Faysal sharaxnaa.

Sidaas markay tahey Dr Gaboose xeerka qabanayaa waxa weeye, Dr hadii aanu waligiiba tolka dhisin isaga yaa tolnimo ku dhisaya.
Xirsi xeerka qabanayaa waxa weeye siyaasadda somaliland dusha waa ka shilin hoostana waa ka caantayn taasoo macnaheedu yahay dusha waa xisbiyo hoostana waa qabyaalad , sidaas darteed inta xoghaye ee uu magacaabo la eegi maayee inta xigaal la socota ayaa la eegayaa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker