Ciidanka Nabad-ilaalinta oo ka hadlay weerarka Al-Shabaab ee saldhigooda Buulomareer

Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ka hadlay weerar kooxda Al-Shabaab ay saakay ku qaatay saldhig ay ku leeyihiin Gobolka Shabeelada Hoose. Saldhigaas oo ku yaal degmada Buulomareer ayaa waxa uu fadhi u yahay ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka. Atmis waxay xaqiijisay weerarka iyaga oo intaas ku daray inay hadda ku jiraan qiimeynta xaalada amni. Waxay sheegeen inay dhawaan faahfaahin doonaan xog dheeraad ah oo la xiriirta weerarka.

Haddaba, sida uu u dhacay weerarka iyo saddex arrin oo kale ka ogow weerarka lagu qaaday saldhiga ciidamada Uganda ee Buulomareer

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker