Madaxweynaha Somaliland oo Daah-furay Ololaha qaran ee tallaalka Xanuunka Covid-19 iyo madaxda qaranka ugu sarreeya oo Is tallaalay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay ololaha qaran ee tallaalka xanuunka Covid-19 oo dalka ka bilaabmay, waxana uu madaxweynuhu si rasmi ah u qaatay dhibcihii ugu horreeyey ee tallaalka covid-19.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker