Haweenayda kaliya ee duq magaalo ka ah Gambia oo guulaysatay mar labaad

Haweenayda kaliya ee duq magaalo ka ah dalka Gambia ayaa mar kale loo doortay inay qabato jagadaasi, ka dib doorashooyin ay soo bandhigeen xisbiga talada haya ee Madaxweyne Adama Barrow.

Rohey Malick Lowe – oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee United Demcratic Party (UDP) – ayaa ku guuleystay doorashadii duqa magaalada caasimadda ah ee Banjul Sabtidii, iyadoo oo ka guuleystay musharraxa Mr Barrow ee Eboy Faye.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker