Gabadii ugu horeysay oo Carab ah ayaa gaartay xarunta hawada sare

Gabadhii ugu horeysay ee Carbeed oo taga hawada sare ayaa timid xarunta hawada sare ee caalamiga ah (ISS).

Rayyanah Barnawi waa mid ka mid ah laba qof oo Sucuudiga ayaa Axadii u duulay hawada sare iyagoo saaran gantaalka SpaceX ee Falcon 9 ee Maraykanka.

Waxay rajaynaysaa in ay dhiirigeliso haweenka ka soo jeeda dhammaan qaybaha kala duwan ee Bariga Dhexe.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker