Canbaareyn, Xadhiga Xaqdarradda ah , Ee C/XAKIIM GAAXNUUG CILMI, ABWAAN ABEES, SICIID MAXAMUUD GAHEYR. IYO WERIYAYAASHA XIDHAN>

Waxaan ka xumahay xadhiga xaqdarradda ah, ee xoriyadda looga qaado waddaniyiinta sharafta iyo karaamadda baddan ee Somaliland, Waa Xadhig  khaldan, xukun xaq darro ah, iyo arrin ayaan daradeeda leh,  si cadna uga turjumeysa cadaalad  xumadda iyo habka, baal marsan garsoorka   Somalilland,, Xukuumadda Kulmiye waxay caado ka dhigatey cabudhinta saxaafadda Somaliland, Waxaa xidhan 13  weriye  oo ku Xidhan sifo sharci darro ah,  Waxaa La xidhey Dad birmageydo ah Sidda Madax Dhaqameed
  Abwaan  Macalin IWM.  Tusaale
 
 
ABWAAN ABEES
 
C/XAKIIM GAAXNUUG CILMI
 
SICIID MAXAMUUD GAHEYR
 
SULDAANKA BEESHA AYUUB
 
 
Waxa  kale oo  dhamaan shacabka  Somaliland ogyihiin    xadhiga dulmigga ah ee loogu gefo ,Dad shacab ah, oo aan magac lahayn, DHIBANAHA QARSOON . ..Mid DHUL uu lahaa Laga qaado, sifo sharci darro ah, lagu xidho. Waxa yaab iyo amakaag ah Dadkii   KULMIYE   Xillalka ka hayey dulmi loogo geysto  ,xisbigii ay  qeybta ka   ahaayeen , EE  Naf iyo maalba u hureen
Tusaale
 
JAAMAC SHABEEL

CABDI CALI

 
ABWAAN KUJARE
 
GEELJIRE
 
 
Waxaan  Xasuusinayaa Xukuumadda  Somaliland, 
 
KU  DHAQANKA   DASTUURKA  IYO  SHURUUCDA WADDANKA
 
ILAALINTA  XORIYADDA HADALKA
 
ILAALINTA XORRIYADDA SAXAAFADDA
 
ILAALINTA XORRIYADDA IYO HANTIDDA SHACABKA
Somaliland  iyo shacabkeeda  cadaalad  ayaa deeqda,Fadlan sharcigu ha sareeyo. Xil ha la iska saaro ilaalinta xuquuqda, distoorigga ah ee WADDANIGA,
WADDANIGA DHABTA AH,  ALLOW  DHAWR
 
 
Abaadir
 
Alberta
Canada

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker