Daawo:-“9 Bilood Ayuu Joogay Bil Kaliyana Muu Imanin” Gudoomiye Hay’ada Barakacayasha Somaliland Xinif Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Gudomiye Ku Xigeenkiisii.

Hargaysa-(OWN)-Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) Gudoomiyaha Hay’adda Qanoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyay iskana fogeeyay eedaymo uu u jeediyay Gudoomiye ku xigeenkii  Hay,addaasi oo uu dhwaan Madaxweyne Muuse Xilka Ka qaaday, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker