” Madaxweyne Khibrada iyo Aqoonta Raac Ciyaalka Fb Ee Madaxtooyadda Aad Keentay Daadii ”

Horta mamuulka ama xukuumadda Madaxweyen Muuse Bixii Cabdi waxay ka socon la’dahay nasiib darro wasiiro aan lahayn tayo, iyo  Kooxo dhallinyaro baraha bulshada wax ku qora oo guulwadeeyn hab reereysan wax ku taageera mooyee aan lahayn khibrad waayo-aragnimo mamuul dowladeed.
 
 
Anigu waxaan aad uga damqada ugana naxaa markuu Madaxweyne MBC saameeyo isku shaandheyn  yar oo weyd ah laba  safiir kuxigeen ama laba Agaasime   sidii madaxweyneyaashii ka horreeyey ma saamayn karo Isku Shaandhayn golahiisa wasiiradda kor iyo hoos miisaan leh.
 
Oo Soo celiyaa rajada sumcadda iyo taageeradada hogaamintiisa Madaxweynimo. 
 
Madaxweyne Muuse Bixii Cabdi shirbeeleedada sas buu ka qaadda wunna necebyahay diidanyahay,  bal’se isaguna Madaxweynahu karti  iyo xeelaad hoggaamin mideyn shacabweyne lama uu gole iman.
 
 
 
 
Abdi Jama  Hargeysa Somaliland
Political Observer 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker