Goodir Family Waxay Tacsi U Dirayaan Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Walaashii Ku Geeriyootay Birmingham Uk
INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN…….
Waxaa maanta ku geeriyootay wadanka Uk magaalada Birmingham Fadumo Mohamoud X Adan oo ay walaalo yihiin gudoomiyaha golaha guurtiga Saleban Mohamud X Adan.
dadkan hoos ku qoran waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan geerididii naxdinta lahayd ee ku timi alla ha u naxariistee Fadumo Mohamoud X Adan oo ay walaalo yihiin gudoomiyaha golaha guurtiga Saleban Mohamud X Adan. Oo Ku geeriyootay Magaalada Birmingham ee dalka UK
Mohamoud ahmed Aden Goodir & Xaaskiisa Shadiya Mohamed Abokor
Nasser Said Al-habsi & Xaaskiisa Fardus Ahmed Aden Goodir & Caruurteeda,
Yusuh Ahmed Aden Goodir & wiilkiisa Guleed
Nasra Ahmed Aden Goodir & Caruurteeda
Nasir ahmed aden Goodir & xaaskiisa Yasmin Ali iyo caruurtiisa
Abdirahman Ahmed aden Goodir & xaaskiisa Barwaaqo
Cabdiqadir ahmed aden Goodir & Xaskiisa Ruqiya Cumar caamir
Mahad Ahmed aden Goodir
Muniir Ahmed Aden Goodir
Nasim Ahmed aden goodir
Anisa ahmed aden Goodir & caruurteeda
said mohamed Aden goodir iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Mohmoud Mohamed Aden goodir iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
faysa mahamed Aden Goodir & caruurteeda
Amina Mohamed Aden Goodir & Caruurteeda
Muse Abdi Goodir iyo xaaskiisa& caruurtiisa
Marayan Abdi Goodir & Caruurteeda
Awil Abdi goodir & Xaasikiisa Fadumo Said Dhunkal.
Mohamoud Abdilahi Ismail Bidhan iyo xaaskiisa
Ismail Abdilahi ismail Bidhan iyo xaaskiisa
Said Abdilahi Ismail Bidhan
Fahad Caydaruus Ali iyo xaaskiisa
Fadhi Caydaruus Ali iyo xaaskiisa
Hodan Caydaruus Ali
Hibo Caydaruus Ali
Saynab Cumar Xirsi & caruurteeda
Cadar Abokor
Dhamaan Dadkani OO dhami Waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Fadumo Mohamoud X Adan oo ay walaalo yihiin gudoomiyaha golaha guurtiga Saleban Mohamud X Adan. Oo Ku geeriyootay Magaalada Birmingham ee dalka UK Waxaanay Alle ka baryayaan inuu marxuumada ku negeeyo Janatal Fardousa samir iyo iimaana ka siiyo qaraabidii iyo qoyskii iyo eheladii ay ka tagtayna samir iyo imaan ilahay inaga siiyo dhamaanteen.
Aaaammmmiiiiin Aaaammmmiiiiin Aaaammmmiiiiin Aaaammmmiiiiin