Maxaabiistii somaliland lagaga qabtay dagaal laascaanood oo Ku xidhan Xabsiga Garoowe.

Xogo ku saabsan xaalada laascaanood iyo maxaabiistii Somaliland laga qabtay oo aan Hely ayaa ii sheegay in wixii somaliland dagaalka laga qabtay garoowe loo gudbiyay oo hada ku xidhan yihiin xabsiga Wayne Ee Garoowe.
Xogta la xidhiidh maxaabiistan ayaa waxaa sabab inay kooxaha qabtay waayeen meel ay ku hayaa magaalada laga qaxay iyo inay ka baqdeen ciidamada somaliland dib u soo furtaan.
Xogta warkani oo ka helay shaqsi ka mida dad ka xogtan og Ee ku sugan laascaanood oo iga Dalbaday inan magaciisa sheegin boqo ka qabo xaga uu joogo.
Maamulka putland Oo somaliland ku eedaysay inuu qayb wayn ka yahay ayaa tani waxay noqonaysaa mid Sii Xoojinaysaa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker