moyaradii soo maray caasimada iyo dareenka shacbiga iyo hanti dhawrka ku jira dawlada hoose
Dalka iyo caasimada waxa uu horumar muuqda ka jiray waqtigii moyarada taariikhda dalka ku xusan eng maxd hashi eng jiciir isagoo caasimada dakhliga cashuur ururintu uu aad u yaraa waxay ka hir galiyeen nidaam maamul iyo waxqabad dhab ah oo la taaban karo moyor sotelco waxa kuu mar khaatiya foolxumada jidadka caasimada hargeisa xafiis madhan musuqmaasaq moyar IS ADKAYNTU MA FIICNE IS CASIL WAQTIGII WUU DHAMAADAY
ENG MAXD XASHI ENG JICIIR labadaa moyar inkasta oo xaalada dawladnimo iyo dhaqaalaha dalka soo gala uu ku jiray nidaam xall raadis ah hadana in badan baa laga dareemayey caasimada hargeisa maamul hufan oo ku shaqaynaaya cadaalad isku mida waxay ahaayeen labadaa moyar ee soo maray caasimada moyaro ku reebay xasuus fogaatay caasimada hargeisa oo fahansan xilka iyo ujeedada ay u fadhiyaan kursiga moyarnimada iska dhaaf kalsooni daro musuqmaasaq ku salaysan waxaad ka dareemi kartaa hada sida ay u wareejiyeen markii uu dhamaaday mudo xiloodkoodi ay ka dhex shaqaysanayaan caasimada si xoriyad ah
Photo file dr buux la soco
Iyadoo ay caasimada hargeisa soo mareen moyaro kala waqtiyo qaar ah xukumayey caasimada hargeisa ha ahaadeen moyaro waqtigaa laga soo magacaabayey xafiiska madaxtooyada dalka hadana taariikhda iyo soyaalka dalku marna ma hilmaami karo in la xuso waxqabadkii kala du duwanaa ee ay ka qabteen caasimada hargeisa dhiskeeda bilicdeeda arimaha nadaafada caasimada hargeisa moyaradaa ka soo taliyay maamulka dawlada hoose waqtiyadaa mudo xileedkooda moyarnimo
Dawlada hoose hargeisa waa muraayada laga daawado maamulka caasimada hargeisa haday dawlada hoose xumaato taa macnaheedu waxa weeye in ay shacbiga ku nool caasimada harg aanay mardambe ku dhiiran inay ay si fudud u siiyan codka kalsoonida waqtiga doorashooyinka golayaasha deeganka ee inagu soo fool leh labo sano ka dib hadaba waxa waajib inagu ah in aynu xusno soona qaadano maamuladii moyaradii ugu wanaagsanaa ee soo maray caasimada hargeisa iyo heerka waxqabadkii ay ka qabteen caasimada hargeisa waqtiyadii mudo xileedkoodi moyarnimo inagoo soo horaysiin doona eng maxd hashi
Waqtigaa uu la kulmay xilka moyarnimo ee caasimada eng inkastoo ay ahay waqti dalku ku jiro xaalad adag oo aanu si fiican aanu u shaqaynayn maamulka dawladnimo hadana eng maxd hashi waxa uu isla markiiba ka bilaabay in uu wax ka qabto heerka aqooneed ee shaqaalaha ka shaqaynayey dawlada hoose isagoo dib u eegay heerkooda aqooneed waxbarasho dibna uga qaaday imtixaan waxbarasho si uu kor ugu qaado mushaharka ku filaan kara inanka shaqaalaha ah si uu badbadiyo hantida umada kana fogaado laalush iyo musuqmaasaq eng maxd hashi waxa uu u kordhiyey mushaharkii shaqaalahi ku guulaystay imtixaanka dawlada hoose ilaa heer ku filan noolasha isaga iyo caarurtiisa eng maxd hashi markuu helay shaqaale tayo leh waxa uu kordhiyey shaqadii dawlada hoose gali hore iyo galin dambe eng maxd hashi waxa uu culayska saaray dhagaysiga iyo kasbashada shacbiga caasimada ku nool isagoo dhex socon jiray isagoo kaliya si uu u qaato taladan shacbiga ku nool caasimada iyo baahiyadka tabashadooda gaarka eng hashi waxa uu aha moyarkii culayska saaray in uu dib u habeeyo qorshaha dhiska caasimada iyo jidadka caasimada si walba ha ahaate waqtigaas oo aanay suurto gal ahayn nidaamkii maamulkii dawladnimo ee jiray
Eng xusien maxamoud jiciir oo ah moyarkii ugu waxqabadka badnaa caasimada hargeisa moyaradii soo maray marka loo eego heerka maamul waxqabad nadaafadeed ee caasimada hargeisa ku sugnayd waqtiga moyar xusien jiciir oo ah moyarkii ugu horeeyey eeku yimaada cod dorosho gole deegan inakoo kazoo bilaabayna heerka waxqabad ee arimaha nadaafada caasimada harg iyo kawaanka qashinka iyo maamulka nadaafada caasimada waxa maaraynteeda laha dawlada hoose oo qashinka ka masuul ahayd iyadoo aad dareemi karto waqtigaa goobaha qashinka caasimada uu tuula iyo nadaafad xumadii iyo bilic xumadii isla waqtiga moyar jiciir isagoo eegaya sida ugu haboon ee qashinka caasimada wax loga qaban laha oo ah heer caalami waxa uu ku wareejiyey qashinkii shirkada private sectors oo uu ku gunayn jiray dawlad hoose kaab dhaqaale siday shirkadahaasi usii kordhin lahayeen heerkooda waxqabad sidoo kale waxa uu ka dhex saaray kawaankii caasimada hargeisa oo uu gaadhay qorshahii dhiska caasimada oo uu ku wareejiyey shirkada private sectors markaynu barbar dhigno moyaradii soo maray eng xusien maxamuod jiciir waxa uu ka hir galiyey daafaha caasimada jidad isku xidha degmooyinka caasimada si ay u fududato simxada wado marida jidadkaas oo uu ka hir galiyey dagmo kasta jid gaadhaya dherer 8km isugayn 26 wado oo laami ah ayuu ka hir haliyay caasimada hargeisa
Halka moyar cabbirahmon sotelco oo hada soo dhamaystiraya jidkii ugu dheera ee dawlada hoose wax ka qabatay kaas ooh jidka airport halka july 2017 uu ku eg yahay waqtigii mudo xiloodkoda golahan deeganka markaan lagu darin mudo kordhintan dambe
: Dr Buux
Fayo-dhawre madax bannaan la soco
0634130821