Faahfaahinta Dagaal dhexmaray Milatariga Soomaaliya iyo Ciidamo ay Imaaraadka Carabtu tabobareen (DAAWO MUUQAAL)

Muqdisho (OWN)- Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas la isku weydaarsaday gudaha xeradii tababarka ee Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho.

Dagaalka ayaa dhexmaray ciidamo hore ay u tababareen imaaraadka iyo ciidamo kale oo ka tirsan milatariga Soomaaliya. Masโ€™uuliyiinta ciidanka ayaa sheegay inay qabteen askar isku dayday inay xeradaas kala baxaan qalab ciidan.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKA HOOSE

https://youtu.be/uVeOMGEpE_M

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker