Jorginho oo ku biiray kooxda Arsenal

Arsenal ayaa £12 malyan oo giniga ah Ingiriiska ah kula soo wareegeysaa ciyaaryahanka khadka dhexe ka dheela ee ka tirsan Chelsea Jorginho, kadib markii labada kooxood ay isku afgarteen heshiiska.

Jorginho ayaalagu wadaa in heshiis 18 bilood ah uu la saxeexdo Arsenal isagoo sidoo kale heysto fursad ah in sanad kale uu kula sii joogi kro kooxdaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker