Wax ka baro xidhiidhkii ka dhaxayn jirey masaaridii hore iyo bilaadul punt hal abuur qoraa xamse riiraash

Marka aynu rabno inaynu wax ka iftiimino boqoradii ka talin jirtay dhulka masar ,lana odhan jirey

xatsabashuut,taasi oo la lahaan jirtey xidhiidh dhow dhulkii ay masaaridii hore u yiqaaneen dhulkii uduga amba biladul bunt,waxaynu ogaanaynaa inay adagtahay in tafaasiil badan laga helo .

 

Hadaba  dhulkii loo yiqaanay dhulka uduga oo ahaa geeska afrika gaar ahaan,gaar ahaan inta loo yiqaano saxaro u eekaha,ayaa ahaa dhul aan si dhayala loo soo gaadhi jirin,sababtoo ah safarada ayaa soo dhex mari jirey saxaraha bariga,ee ka dhaca meesha loo yiqaano waadiga xamaamka .

 

Wakhtigii dawladii cusbayd ayay boqorada xatsabashuut u soo dirtay  dhulkii ay u yiqaaneen jireen  dhulka uduga ,wafti aad u balaadhan,waftigaasi waxay awood u yeesheen inay ka keenaan.dhulka uduga alaabooyin badan, oo ay ka mid ahaan jireen ,bukhuurka,cadarka,dahabka ,foolka maroodiga iyo looxa loo yiqaano ,ibnuuska iyo haraga shabeelka.

 

Waxana lagu sawiray rixladan,sida ay u dhacday macbadka,(meesha ay wax ku caabdudaan} ee ku taala guriga loo yiqaan baxra.

Hamse riraash

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker