Daawo:- Garoonka Kubadda Cagta Ee Magaalada Burco oo La Dhigayo Roog Cusub.

Burco-(OWN)-Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed Ayaa Roog Cusub oo la dhigayo Garoonka Kubadda Cagta Ee Magaalada Burco Ku Wareejiyay Masuuliyiinta Gobolka, Dhalinyarada Gobolka Tog-dheer Ayaa Muddo Badan Ka Cabanayay Dayactir La’aan Soo Wajahday Garoonka Kubadda Cagta Ee Magaalada Burco,…………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker