Somaliland ha taageerto go’aanka jaamacadda carabta
Waxa maanta dawladaha xubnaha ka ah jaamacadd carrabta ay cambaareeyeen dulaanka qaawan ee dawaladda turkigu ku qaadday dalka suuriya. Go’aankaas waxan u codayn oo ka aamusay dawladda Qadar iyo dawladda taagta darn ee Somalia oo baalmary qaraarka xaqa ah ee ay qaateen xubnaha jaamacadda carabtu.
Haddba waxa habboon in daawladda Somaliland ka faa’iideysato arrintan oo ay deg deg u taageerto qaraaka jaamacadda carabta kuna go’doomiso Somalia oo ayadu aan waxba inoola hadhin markay fursad inoo heshaba. Somaliland waa in aanay lumin fursaddan qaaliga ah iyadoo horeba u taageertay isbahaysiga aynnu xulfka la noqonay, siyaasadduna waa dan ee maalaha saaxib joogtah.
Musa Cige ( Ottawa, Canada)
madoobeh@hotmail.com