Daawo: Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye ayaa Ku dhex Hirdamay Shirweynihii 7aad ee Xisbiga Ucid

Burco(OWN) afhayeenka xisbiga wadani barkhad jaamac batuun iyo Xogahayeyaha gooaha dhexe ee kulmiye xasan siciid oo maanta kasoo qayb galay shirkii 7aad ee golaha dhexe ee xisbiga ucid ayaa isku maandhaafay mudo kordhinta doorashooyinka iyo sidoo kale xaaladaha ka taagan gudaha somaliland, kuwaasi oo dhaliilo kulul iskugu jeediyey madashaasi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker