Daawo : Madaxweynihii Hore Ee Dawllad Degaana Somalida Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Hub Lagu Qabtay
Guri uu ka deganaa magaalada Addis Ababa meel u dhow Hotel Atlas ayay ciidamada federaalka ka kaxeeyeen Cabdi Maxamuud Cumar, madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka, kaas oo muddo bilk u dhow ku jiray xabsi guri.
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka
https://youtu.be/FWejRWHI93A