Wasiirka Arimaha Debeda Sacad Cali Shire, waa Shacabka S/Land Dacweeyaa, Muusana Lagu cadaadiyaa inuu Xilkana ka qaado, Shar- cigana uu hor keeno.

Sacad Cali Shire, waa Beenaale Kadaaba, oo Ilaahay & Umada toona ka xishoon, waayey Wadankii Dekedii & Hawadiiba wuu wareejiyey uu iibiyey oo
xaqul-qalin siistey, uu Jeebkiisa & Daalinkii Siilaanyo Xaarashe & Qoyskiisii
ma xishoodayaalka ahaa ee Aamina Weris, Moorgan & Muhnad uu kula shur-
aakoobay & Habartii Samsam eerya xun.
Sacad Cali Shire, Dekedii ayuu DPW & ETHOPIA siiyey xaqul qalin intuu ka
qaatey u saxeexay, oo uu Toban goor Umada Been la hor yimid maan saxeexin
saxeexi maayo, waa nuxur & waa heshiis saxa, Sacad Beenaale Dilaalka S/Land
baabi,iyey ee ka dhigtey NGO, uu ku shaqaysto uu shandad ku sito isaga *&
Moorgan Shirkada ay Magacooda ku qorteen, Sacad ^& Moorgan ayuu Umada
la hor yimid oo uu qirtey.
Sacad Cali Shire, Maanul Goboleed Xamar hoos taga, oo Heshiiysada & Qand-
araasyada kaga soo seexda oo jeebkiis & In gaara ku dhacda, oo Dhiig Shiil &
Dubai dhigta oo Acountyo uga furan yihiin ayuu ka dhigtey S/Land & Debediiba.
Sacad Beenaale, Hawadii Shalay ayaa Xamar loo soo rarey oo shaqadii bilwdey
oo Xamar laga hagayaa, Hargeysa & Hawadeeda, oo Kenya laga & Ekaawa u soo guurtey, Dekedii berbera ayuu Farmaajo Ethopia heshiis kula galay.
Bal Hadaba, Sacad beenaale, ma kgajile, ma xishoode Umada wuxuyu la hor
taagan yahay, S/and ayaa layna yudhaa, inama khusayso, Hawada lala wareegay, Dekeda Berbera ee Farmaajo saxeexay, inama khusayso, ayuu ku cel
celiya, S/Land ayaa laynaa yidhaa, talaw Beenaalaha Dilaalka Sacad Cali Shire
Shacabka S/Land ma cawaaniin ayuu moodayaa, kolkuu waxa ugu sheekaynayo.
Sidaas Darteed, Shacabka S/Land & Mooshin Quutayaalka, heemaalka ku suga
Golaha Baarlamaanka waa in Sacad Cali Shire xilkana uu qaada Muuse, Sharci-
gana la hor keenaa, S/Land oo uu ka dhigey Maamul Goboleed, Hawadii uu
wareejiyey, oo Xamar la  wareegtey, Dekedii uu EHTOPa & DPW ka xaraashey
oo Farmaajana hada gacanta ku dhigayo, Berbera, Shirkado uu iska leeyahay
oo isaga Moorgan & Qoyskii Siilaanyo & Samsam heerya xun ku boobayaan
Hantida umada oo Dubai uga furan Magaciisa Sacad & Moorganba.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker