Erdogan: Putin wuxuu doonayaa in uu soo afjaro dagaalka

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in uu rumeysan yahay in Madaxweynaha Ruushka uu doonayo in uu soo afjaro dagaalka Ukraine isla markaana la qaadani doono โ€˜tallaabo horumar lehโ€™.

Wuxuu sheegay in fikaradda uu ka qaatay kulankii uu dhawaan la yeeshay Vladimir Putin ay aheyd in uu doonayay in uu โ€œsida ugu dhakhsiyaha badan uu kusoo afjaro dagaalkaโ€.

Ukraine ayaa bishan ciidamada Ruushka ka qabsatay dhul ballaaran.

Madaxweynaha Turkiga wuxuu sheegya in โ€˜xaaladda ay ku adkaatayโ€™ Ruushka.

Erdogan wuxuu sheegay in wadahadallo qoto dheer uu la yeeshay Putin kadib kulankii ay toddobaadkii hore ku yeesheen dalka Uzbekistan.

โ€œWuxuu muujiyay in uu ku doonayo in sida ugu dhakhsiyaha badan uu dagaalka ku joojiyoโ€

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker