Somaliland siyaassiyiintiisa

Waxaan doonayaa in la hadlo siyaasiinta somailaland ,cuqaasha,culimadda ,salaadiinta,garaadada ,isimada,boqorarad –haddii aya jiraan.,haweenka,iyo dhalinyadda.

 

Waxaan u soo jeedin lahaa in aynu nadiifino marka hore guryaheena oo ka dhisno dhinac walba si ay u hagaagto bulshadu.

 

-in la joojiyo hadalad leh xanafta ee dadka kala kaxeenaya

-haddii cabasho jirto waa in loo maraa dariiqeeda.

-Xisbiyadda iyo dawladu waa inay wada shaqeeyaan si hagar la’aan ah.

Ninka siyaasiga sheeganayaa in uu iska ilaaliyo waxa wax u dhimaya sharaftiisa,cilmigiisa iyo qabiilkiisa iyo dadnimadissa.

Madax beynu dooraney kulmie,ucid,and wadani waa inay wada shaqeeyaan-beriba waxa laga yaabaa in Abdirahman noqdo madax weyne…..

 

Wadanka ha la wada ilaashado wixii laga maarmi waayan waa in la wada tashadaa,iyadoon laga tageyn dadnimada iyo wada dhalashada –somaali oo dhan.

 Exampla: hargeysa maxaa ka dhiman;

Xashiishka oo lagu guro–wastage  management + drainage facility

Old market arrangements—–parking plan

Saliida baabuurta oo laga joogiyo magaaldda iyo geerashadyada oo laga saaro magaaladda.

Dadka ku ganacdasad wadooyinka oo loo sameeyo meelo gaara.

Basaska oo loo sameeyo teminal iyo meelo laga raaco oo ay is dhaafaan

Wadooyin loo sameeyo-iyadoo wada buuraley ah ..dhinaca masalha mooyee.

Biyaha oo dardar geliyo

waxaan dhammi waxay hoos yimaadaan 25 inan ee aan aqoonta fiican u lahayn hawlahooda.

In si dhakhso loo bedelaa iyaga baarlamaanka waa daruuri,lana hubiyo kuwa bedalaya.

Illaahay xaqa ha ina tuso

Dr. Abdul-Razak Mohdi Essa

Senior supply medcial supply chain officer

Unites Arab Emirates–Abu-Dhabi

Dr.

Waar wadanka ha loo shaqeeyo

 

 

 

 

Dr. Abdul Razak Mohdi Essa

Senior Supply chain officer

United Arab Emirates

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker