Waxaan moodayay majaajillo

Waxaan moodayay majaajillo

Keene iyo kordhiye

Keene. Waar yaa kordhiye saaxiib ma arkaysay isguulkii ku yaalay

Xaafadda  QALAX  ee labada kun ee qoys Deganaayeen gudihiisa

Ay taalay cawdan lagu qadeeyaa iyo kursi yaroo caaga oo macalinka

Loo dhigay

Kordhiye . saaxiib waan arkaayay laakiin waxaan moodayay majaajilo

Tv.gu soo daayay markaan yara daawaday waxaan ogaaday inay dhab

Tahay waxa kalaan daawaday oo ku xigtay wasaaradii waxbarashada

Oo salaxlay ka hadlaya iyo dhul badan oo ay soo mareen waxna ka qabanayaan

Waxaasoo dhammi waa been waa sababta lagu cuno miisaaniyadda ee faylka

La gashado hadday run ka tahay isguulka hargeysa  yaan caw loo gogleen

Immika waa in kii cwada dhigay iyo kii soo diray labadaba la eryaa waayo

Waxani wax loo dulqaato way ka badanyiin.

Waxa ka daran wasaarada caafimaadka sandaqad yarbay udhiseen xaafadaa

Iyana dhakhtar ma joogo kaaliye ma joogo dawo ma taalo yacnii wax aad ku

Metesho waxan le xukuumad baanu nahay garan maysid

Ka ururso mooyee wax uqabo umay iman.

ALLA  HA SAHLO ISKU DHACBAAN UGA BAQAYAA HADDAY SIDAN KU SOCOTO

Guuleed liibaan   snm1710@livecom.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker