Dunida yaa inoogu neceb ?

Dalalka yaa inoogu neceb?

Keen iyo kordhiye.

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib dalalka aduunka

Keebaa inoogu neceb.

Kordhiye. Saaxiib maanta wax weyn ayaad baadhaysaa

Haddaan kuu jawaabo waa JABUUTI .

Keene . saaxiib xukuumadeenu dalkeebay u jecelyiin

Kordhiye. Saaxiib waa laguu yaqaan waa JABUUTI

Weliba waxa sii dheer jacaylka waa laynaga xukumaa

Markaa arin la macnayn karayo maaha inuun qof dhiig xori

Ku jiro wax uu aqbali karo maaha xeebtaa yaree kulul

Ee  aan milyan qof gaadhayn oo aynu udagaalami jiray

In xoriyadooda la siiyo ayaa maantana inoo talisa

Oo dhaqaalaheenii badheedh u gurata oo xoolaheeni

Ka dhoofaan innakoo dekado leh.

Waxa iga yaabisay sida qof ineceb aan ujecelay waa daciif nimo

Aad u balaadhan oon cid aqbqli kartaa jirin.

Waar yaadha S/LAAN waar toosa oo dalkiina badbaadiya.

Guuleed liibaan  snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker